Thursday, 27 March 2014

SOOYAALKII HORE EE BEESHA CUMAR WACAYS : 

Beesha Cumar Wacays oo kamid ah beelaha ugu taariikhada dheer ee beelwaynta Maxamuud Garaad , ayaa haatan iyada deegaanadeedu ay u badan yihiin dhulka nugaasha loo yaqaano sida , Nugaal Godan oo ay ku yaalaan Degmada God'aalo iyo Tuulada Sarmaayo , waxaa kale oo jira in ay beeshu deegaanada Laamiga cad ee isku xidha soomaaliya ay tuulo ka degentahay hoostimaada degmada laascaanood , tuuladaas oo la yidhaah Higlada ama Higlo cumar .

Hadii aynu hadaba dib bal u yar milicsano taariikhada ay soo martay beeshu waxaa hubaal ah in ay beeshani markii hore aany degi jirin deegaanada ay haatan degentahay waxaana taariikhada aynu ku haynaa soomaaliyeed in xiligii uu jiray dagaalkii u dhaxeeye Gumaysiga reer yurub iyo ururkii Gobanimo u doonka ahaa ee la odhan Daraawiishtu ay beeshu degi jirtay Deegaana Bariga ee haatan u dhow sanaag ilaa bariga Qardho iyo xeebta bada madow oo ay daris ahaan jireen beelaha kale ee hartiga , beesha oo waagaas iyadu aan ka qeyb galin haba yaraatee dagaaladii Daraawiishta , se ay daraawiishtu hayd kuwo mar walba dagaalo joogta ah ku hayn jiray beeshan intii u dhaxaysay sanadakii 1900 - 1920 waxaa soo gaadhay beesha dhibaatooyin aad iyo aad u waawayn oo ay ka mid ahaayeen duulaanadaas joogtada ah ee ay ku hayeen daraawiishtu maadaama ay diideen in ay ka mid noqdaan daraawiishtii , si kastaba ha ahaateen markii ay beeshu ku dhamaatay dagaaladaas iyo kowo kale oo ay kula jireen beelaha hartiyeed ee Majeerteen ayaa waxay beeshu go,aansatay in ay u soo guuraan dhanka soolasha iyo geeska waqooyi Bari ee deegaanka loo yaqaano Nugaasha , taariikhadu markay ahayd 1925kii ayaa beesha badankeedu bilowday guuritaan loo soo guuraayo dhankaas , taas oo beesha qeyb kamid ahina ay sanadkii 1915kii ay dhanka jubooyinka ay u guurtay , waxaa markaas dhacay kala furfursho wayn oo ku timid beesha , taas oo sababkeeda ay lahaayeen dagaaladaas aanu kor ku soo sheegney ee ay kula jireen ciidankii daraawiishta iyo beelaha kale ee hartiga howgu horeeyeen beesha Cusmaan maxamuud majeerteen oo iyadu markaas rabtay in ay dhulka isku fidhiso maadaama ay kaalmo dhaqaale ka heli jireen gumaysigii talyaaniga ahaa , waxaa hubaal ah in deegaanka maanta loo yaqaano qardho ee gobalka bari ay beeshu ka qoday ceelkii ugu horeeye sanadkii 1850kii taas oo ilaa hada dadku ka cabaan loona yaqaano ceelka qardho , se markii ay beeshu dagaaladaas joog tada ah ka bixi weyday bay doorbiday in ay ka hayaanto habeen madow deegaanadaas iyo qeybo ka mid ahaa xeebta badweynta madow ee india .

Taas oo beeshu soolasha iyo nugaasha u soo guurtay iyadoo rabta bal in ay weheshato beelaha kale ee maxamuud garaad ee markaas iyaguna ay dhibaatada faraha badani ka soo gaadhay dagaalkii 21ka sano socday ee daraawiishta iyo gumaysiga , ilaa maalinkaas ilaa iyo maanta beeshu waxay degentahay deegaanadaanu kor ku soo sheegnay .

Saturday, 1 February 2014

Saddexda Garaad ee Beelweynta Maxamuud Garaad

Bidix waxaa fadhiya Garaad Mashqare oo ah Garaadka guud ee beelaha Wacays Cabdule
Dhex waxaa ku jira Garaad Hure oo ah Garaadka Guud ee Beelaha Cumar Wacays
Miding waxaa fadhiya Garaad Saleebaan oo ah Garaadka guud ee beelaha Ugaadhyahan ahna garka Guud ee Beesha Maxamuud Garaad .

Omar Wa'ays a Tribal Lineage , Cumar Wacays Maxamuud Garaad

Cumar Wacays or Omar Wa'ays is are one of the Somali Clan of the Dhulbahante or Dulbahante Tribes of the Northern Somali terriroty they are part from the Mahamuud Garaad Sub clans 

__________________________________________________________
The Clan Territory:
Cumar Wacays  members are found in their traditional territories of Sool and  Nugaal regions of somalia , they are also all over the known world.
God'aalo, Sarmaanyo , Nugaal Godan  and Higlo Omar are their main Towns 

__________________________________________________________
The Clan Structure:

Cumar Waceys (Omar or Cumar was the Third son of Garaad Wacays , his brothers were 1) Muhumad or Muxumad Wacays 2) and Barkhad Wacays ) 

These are the Sons of Omar or Cumar the son of Garaad or Chief  Wacays who was the Fourth Son of Garaad Maxamuud or Mohamuud Garaad who was the son of Garaad Shirshoore )

Omar/Cumar's son were two  1) Guleed and 2) Ya'ziin
Omar/Cumar's Second son has the has the largest branch of the family tree , were Guleed had only a son 

These are the Ya'ziin's Omar's Sons and their sons 

Guleed Omar/ bah hayaag 
Bah Barkaad 

Ya'ziin Omar , also Yaz'iin had two sons 1) Geedi 2) Guray , but we only have the branch of Geedi who was his second son 

Geed Also had two sons A) Ismail and B) Adan so these are the sons of Ismail and Abdulleh

Geedi Yaasiin 
A)Ismaciil Geedi 
1)Guleed Ismaciil 
2)Raage Ismaciil 
3)Waceys Ismaciil 
4)Cisman Ismaciil 
5)Xirsii Ismaciil

B) Cabdulle Geedi 
1)Adan Cabdulle 
2)Mahamed Cabdulle
3)Fiqi Cabdulle

Each clan and their Subclan have their branch in with in the main family tree of the Tribe of Omar Wacays 
__________________________________________________________
Famous People
chief/A'qil ,Sa'lah Ilbuur 1910- 1940's
Chief/A'qil , Hassan Salaah 1950' - 1980's
Chief/A'qil , Abdul Karim Hassan 1980 - Now
Cheif/A'qil , Bidhiid 2001 - now
Cheif / Gar'aad , AbdulSalan Hasan Mohamed Hure 2002 - now
Businessman Haji Mahamuud Dhere 1920's - 1960's
Ministar Mohamed Farah Iise Gashaan 
Ambassador Si'iid Haji Mahamuud 
Ambassador Abdulahi Du'aale 
Dr Guule 
Dr Shamso Haji Mahamuud 
Dr Ahmed Sa'ed Omar

www.godaalonews.com

Golaha cusub ee Godaalonew.com oo ah mid si heersare ah lowga shaqeeyey waxaanu aad iyo aad uga mehad celinaynaa bulsho weynta caalamka inteeda soo booqata maalin walba , waxaanu idin leenahay Aad iyo aad baan u mahadsantihiin sida qiimaha badan aad u soo booqataan webka Godaalo News oo haatan galay kaalinta kobaad sanadkii tagay ee 2013 marka la eego dhanka website yada soomaaliyeed kuwooda ugu dhawaaqa dheer ee waliba aadka uga soo warama aduunka iyo soomaaliya khaasatan dhanka deegaana SSC ee maamulka Khaatumo State of Somali 

Hambalyo Hambalyo iyo Booqosho wacan oo joogto ah 



Waad wada Mahadsantihiin 



Barwaaqada Godaalo




Quruxda Deegaanka God'aalo daawo dacalada







Wednesday, 4 January 2012

History Of Dhulbhante Tribes

Dhulbahante is one of the major somali tribes .their family tree belongs to the Harti Koombe  who was the grandson of King  Darod . Dhulbahante is a knickname His name was  Chief Said Harti.

Dhulbahante had six brothers and seven sisters , his brothers were named  Majeerteen ,Warsangali ,Dishiishle ,liibaangashle and more .

His mother was name fadumo timocad (qandhicilay) , but Historically when King Harti died who was their father and the founder of the Harti Nation  according to the legend the oldest son of the family who was Majeerteen tried to plot under this brothers his plot was to steal the wealth that their father King harti left for his family , Dhulbahante  who was much younger then majeerteen understood the plot  and fled with his fathers wealth ( camels, sheeps and some gold ) to the Hawd area of Somalia (Reserve area) which located North-Western at the  of Somalia a place call Cayn (Buuhoodle.) At that time nobody ever came after him to claim his or her part of the Harti's wealth.

 For many years Said Harti lived in these forests and have started a family there. Dhulbahante had four sons and they were Osman, Muse, Abokor and Turyare . 

His sons later become the founders of the Dhulbhante Nation of Today  . Muse is the clan or the great grandfather for almost 91 percent of the Dhulbahante people.

According to the  U.N , AU, IGAD, and Dhulbahante elders  Dhulbahante's descendants are estimated today more than 600,000 members, about one-third and half of Harti's descendants are of Dhulbahante , Dhulbahante resides Sool, Sanaag, Cayn, Together, Nugal, and Lower Juba states of Somalia, North Eastern province of Kenya, and Eastern Ethiopia. They are the majority in Sool, Sanaag, and Cayn, and minorities in all other states. 

Traditionally, Harti has a kingdom but after Said Harti fled from it, the kingdom remained only for the Majeerteen, so Majeerteen became the King of the other Eastern Harti Nation and  Dhulbahante  announced his own Kingdom "Ugaas " which is was another form of leadership title in the past .

But However when Garaad (king) Shirshore was born as an Ugaas, he changed the name to a "Garaad." (Ruleship in somali) and became the everlasting Kingdom of the Western harti nation of today also known as Dhulbahante .
Dhulbahante around 1700 Ad they start residing  areas that are  less diverse compared to the other Harti members or generally to the Somali clans. However, this helped the Dhulbahante people to be safe during the next 380 years til the Europeans came to divide the land of the Somalis.

Around 1900 Ad the Dhulbhante were the first tribe in somali who started a war  against the European colonizers of the 1900  Ad.


Dhulbahante Clan Tree:

Darod
         Sade (Marehan)
Tanade
         Ciise
Kablalah
         Absame
                  Ogaden
                  Habartiwaaq
                  Abaskuul
                  Bartire
         Koombe
                  Geri
                  Harti
                           Mohamed (Majeerteen)
                           Warsangeli
                                Said (Dhulbahante)
         Osman
         Tuuryar
         Abokor
         Muse
                  Hayaag
                  Mohamed (Ururwayn)
Abdalle
         Yahye        
Habrwaa
         Khalid
         Garaad Shirshoore
                  Farah
Mohamud
                  Abdi (Qayaad)